Axmed Madoobe oo Shuruudo ku xiray heshiis uu la galo Madaxda Dowlada Federaalka

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa kulamo xasaasi ah saacadihii lasoo dhaafay ku yeeshay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulamada labada dhinac yeesheen ayaa looga arinsanayay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka dhax aloosan maamulka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo sidii labada … Continue reading Axmed Madoobe oo Shuruudo ku xiray heshiis uu la galo Madaxda Dowlada Federaalka